Dahabo Cumar oo lagu aasay Kuala Lumpur

Magaalada Kuala Lumpur ee waddanka Malaysia waxaa lagu aasay Dahabo Cumar oo Axadii lasoo dhaafay lagu dilay magaaladaas, iyadoo nin heybtiisa lagu sheegay Ciraaqi uu ku eedeysan yahay dilkeeda, isagoo sida la sheegay u adeegsaday toorey, waxaana aaskeeda kasoo qeyb galay boqolaal Soomaali ah.

Warbixintan waxaa magaalada Melbourne ee waddanka Australia kasoo diray Ibrahim Cumar Baafo oo VOA uga soo warrama Qaaradda Australia & Koonfurta Asia.

Your browser doesn’t support HTML5

Dahabo Cumar oo lagu aasay Kuala Lumpur