Maxay tahay sababta ay saraakiisha ciidanka ugu biirayaan golaha shacabka?

Xildhibaanada

Marka la eego doorashada xubnaha baarlamaanka ee DF Somalia, waxaa la arkayaa in tiro badan oo ka mid ah mudanyaasha cusub ee baarlamanka soo galay ayaa ku jiraan hey’adaha amaanka ee dowladda oo ay ugu badanyihiin kuwa ka soo galay hey’adda nabadsugidda.

Haddaba baarlamaan nooce ah ayuu noqonayaa baarlamaanka Somalia ee soo socdaa?

Falastiin Axmed Iimaan ayaa arrintan warbixintan nooga diyaarisay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso baarlamaan noocee ah