Bandhigga VOA: Maxaa keena in caruurta laga qaato Soomaalida qurbaha?

Sweden flag

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay sababaha keena in dawladuhu caruurta ka qaataan qoysaska Soomaalida iyo guud ahaan dadka Muslimiinta ah ee ku nool dalalka Reer Galbeedka iyo sida xal loogu heli karo.

Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Maxaa keena in caruurta laga qaato Soomaalida qurbaha?