Warbixin ku saabsan adeegyada caafimaad ee degmada Baraawe 

Hormar dhanka caafimaadka ah ayaa laga dareemayay labadii sano ugu dambeeyay degmada Baraawe ee caasimada KG Soomaaliya. Adeegga caafimaadka ee aasaasiga ah ayay dadku baahi xooggan u qabeen sida goobaha ay dumarku ku umulaan.

Warbxitintan waxaa soo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan adeegyada caafimaad ee deegmada Baraawe