Weeraradan ayaa lagu qaaday saldhigga booliska degmada Kaxda iyo xaafadda Daaru-Salaam ee degmada Yaaqshiid, ayada oo booliskana ay sheegeen in khasaare uu ka dhashay weerarada.
Wararkii ugu danbeeyay ee weeraradaas, iyo xariigga wariyeyaal loo xiray soo tabinta dhacdadaas, waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Cabiraxmaan Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Booliska oo faah-faahiyey weeraradii xalay ka dhacay Muqdisho