Askareenta Carruurta oo dunida mamnuuc ka ah ayaa haddana Soomaaliya waxaa lagu tilmaamaa inay ka mid tahay waddamada safka hore kaga jira in caruurta la askareeyo, waxaana magaalada Kismaayo lagu qabtay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee askareenta Caruurta taasoo ay ka qeebgaleen qeybaha Bulshada iyo Saraakiisha Ciidamada.
Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed salaad ayaa warbixintan inoo haya.
Your browser doesn’t support HTML5
Xuska maalinta maalinta caalamiga ah ee kahortagga askareynta carruurta oo Kismaayo lagu qabatay