Doorashada Golaha Shacabka oo maalintii labaad ka dhacday Baraawe

Doorashada golaha shacabka ee Somaliland

Waxaa maalintii labaad maanta ka dhacay magaalada Baraawe doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federalka Soomaaliya.

Kuraastii ugu horreysay ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo aheyd illaa 7 kursi ayaa shalay lagu doortay magaaladaas oo ka mid ah labada deegaan doorasho ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Baraawe.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada Golaha Shacabka oo maalintii labaad ka dhacday Baraawe