Booliska Belgium oo xiray 13 qof oo looga shakiyay xagjirnimo

Booliska dalka Belgium ayaa howlgal uu shalay ka fuliyey magaalada Antwerp kusoo xiray 13 qof oo lagu tuhmayo in ay xiriir la leeyihiin ururada jihaadiyiinta ah.

Haddaba Axmed Riyaale Buux oo magaaladaasi ku nool , kana mid ah hoggaamiyayaasha Soomaalida ee dalkaasi ayaa howlgalkan uga warramay wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Belgium oo xiray 13 qof oo looga shakiyay xagjirnimo