Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar lagu qaaday masjid ku yaalla Afgooye

Afar qof oo rayid ah ayaa khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu kasoo gaaray kadib markii nin hubaysan uu weeraray masjid ku yaala Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose.

Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan magaalada Baydhabo ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar lagu qaaday masjid kuyaal Afgoore