Barnaamijka Galka Baarista waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay hanaanka caafimaadka Soomaaliya, ayada oo dhowaan lasoo geba-gebeeyey shirkii cilmi-baarista caafimaadka Soomaaliya.
Haruun Macruuf ayaa inoo soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista: Hanaanka Caafimaadka Soomaaliya