Heritage oo soo saartay warbixinta 2021 ee xaaladda Soomaaliya

Heritage

Hay’adda Heritage ee Cilmi Baarista ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saartay warbxinteeda sanadlaha ee sanadkii 2021-ka.

Warbixintan ayey hay’addu ku falanqeysay xaaladda Soomaaliyga gaar ahaan siyaasadda, amaanka, dhaqaalaha, xaaladda bani’aadaminio iyo doorka shisheeye ee arrimaha Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa soo koobaya warbixinta Heritage.

Your browser doesn’t support HTML5

Heritage oo soo saartay warbixinta 2021 ee xaaladda Soomaaliya