Gargaar la gaarsiiyey barakacayaasha Xudur

Guddiga ayaabaraha ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa maanta raashiin gargaar ah gaarsiiyay barakacayaal ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Warbixintan waxaa magaalada Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Gargaar la gaarsiiyey barakacayaasha Xudur