Dagaal ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Al-shabaab ku dhexmaray degmada Diinsoor

Wararka naga soo gaaraya degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa sheega, in dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac uu gelinki danbe ee shalay halkaasi ku dhaxmaray, malleeshiyo ka tirsan Al-shabab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya.

Warbixintaan waxaa Baydhabo kasoo diray, Mukhtar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Al-shabaab ku dhexmaray Diinsoor