Ciidamada Jubaland oo sameeyay howgallo ammaanka lagu sugayo

Saraakiisha ciidamada daraawiishta Jubaland ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal ciidanka maamulka iyo Alshabaab ku dhexmaray duleedka magaalada Kismaayo xili Jubbaland ay biloowday howlgalo amniga doorashooyinka lagu sugayo oo ka soconaya nawaaxiga Kismaayo

Faahfaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada amaanka Jubbaland oo sameynaya howgallo amaanka lagu sugayo