Maxay ka wada-hadleen maamulka Jubaland iyo dowladda UK

Magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii Besha Caalamka ay ugu gurman lahayd dadkii ay abaarahu saameenta ku yeesheen ee ku nool deegaannada Jubaland waxaana kulanka ka qeebgalay Masuuliyiinta Jubaland iyo wafdi ay hogaamineeysay Safiirka Ingriiska ee Soomaaliya Kate Foster.

Wariyaha VOA-da ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbxintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubaland iyo UK oo ka wadahadlay gargaarka Abaaraha