Muuse Biixi oo ka hadlay xiriirka Somaliland ee Jabuuti, Ethiopia iyo Kenya

Muuse Biixi

Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay xiriirka Somaliland ay la leedahay dalalka Jabuuti, Ethiopia iyo Kenya isagoo tilmaamay inay iskaashiga nabad galyada gobolka uu heerkii ugu sareeyey marayo.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Muuse Biixi oo ka hadlay xiriirka Somaliland ee Jabuuti, Ethiopia iyo Kenya