GAROOWE —
Magaalada Garoowe waxaa lagu soo gababeeyey shirweynihii 1-aad ee Cilmi- barista Caafimaadka oo uu soo qaban qaabiyay Machadka Caafimaadka Qaranka, isla markana ahaa kii ugu horeeyay noociisa.
Wariyaha VOAda ee Garoowe, Nuux Muuse Birjeed ayaa warbixintan soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Shirweynaha Caafimaadka Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay Garoowe