Garbahaarey oo isku diyaarineysa doorashooyinka Golaha Shacabka

Doorashada Jubaland

Xilli la filayo in dhawaan ay dagmada Garbahaareey ay ka billowdaan doorashooyinka Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa waxaa dagmadaasi ka soconaya howlgallo lagu xaqiinayo ammaanka.

Ciidamada degmada ku sugan ay xareeyey dhammaan gaadiidkii ka howlgalayay Dagmada, taasi oo qeyb ka ah qorshaha sugidda ammaanka magaalada.

Warbixintan waxaa Kismaayo ka soo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Garbahaarey oo isku diyaarineysa doorashooyinka Golaha Shacabka