R/W Rooble oo la kulmay dhiggiisa Imaaraatka Carabta

Rooble Imaaraadka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Dubai kulmay madaxwyne ku-xigeenka ahna Ra’iisul-Wasaaraha dowladda Imaaraatka Carabta Maxamed Bin Rashid al Maktoum.

Rooble ayaa shalay gaaray dalka Imaaraatka, oo uu marti-qaad ka helay, wuxuuna safarkiisu imanayaa iyadoo ay isaga iyo madaxwyene Farmaajo isku khilaafsan yihiin arrimaha Imaaraatka.

Haddaba maxay ka wada hadleen Rooble iyo dhigiisa Imaaraatka.

Wasiirka Dastuurka ee Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa ka mid ah wasiirrada la socda Rooble, waxaana khadka taleefonka ee Abu-Dhabi kula xiriiray Cabdixakiin Maxamuud Shirwac oo weydiiyay ujeedada safarkooda Imaaraatka.

Your browser doesn’t support HTML5

R/W Rooble oo la kulmay dhiggiisa Imaaraadka Carabta