LAASCAANOOD —
Booliska Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegay inay baarayaan dil xalay magaalada Laascaanood loogu geystay laba qof oo lamaane ah oo bartamaha magaalada lagu toogtay.
Ilaa hadda si rasmi ah looma oga sababta dilkaasi ka danbeysa.
Warbixintan waxaa Laascaanood ka soo diray Cabdikariim Olol.
Your browser doesn’t support HTML5
Laba qof oo lamaane ahaa oo xalay lagu dilay Laascaanood