HirShabelle oo maanta billowday doorashada Golaha Shacabka

Doorashada HirShabeelle

Doorashada HirShabeelle

Maamulka HirShabeelle ayaa maanta si rasmi ah u billaabay doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya, ayada oo kuraastii ugu horeysya lagu doortay magaalada Jowhar.

Jowhar oo ah mid ka mid ah labada deegaan doorasho ee maamulka ayaa waxaa maanta lagu doortay lix xildhibaan.

Warbixintan waxaa noo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

HirShabelle oo maanta billowday doorashada Golaha Shacabka