HARGEISA —
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay guddiga diiwangelinta ururrada siyaasadda iyo ansixinta xisbiyada siyaasadda ee Somaliland. Guddigan la magacaabay iyo ahmiyadda uu u leeyahay doorashooyinka soo socda ee Somaliland warbixin ku saabsan waxaa Hargeysa nooga soo diray Khadar maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Magacaabista Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda