Dabeylo waxyeello geystay oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose
KISMAAYO —
Dabeeyla xoogan oo ka bilowda Gobolka Jubada Hoose ayaa waxyeelol gaarsiiyay qoysaskii dhawaan laga soo celiyay Xeryaha Qaxootiga ee Dadaab Kenya, waxaana dabeeylaha ay burburiyeen inka badan 60 guri oo ay dadkaasi daganaayeen oo qaarkood ay bacaad uu kusoo rogmaday.