Waa sidee xaaladda magaalada Beledweyne?

Xaaladda magaalada Baledweyne ee bartamaha Soomaaliya ayaa maanta oo Jimco ah daggan kaddib xiisado iyo dhaqdhaqaaq ciidan oo ka jiray magaaladaasi seddexdii maalmood ee la soo dhaafay.

Wararkii u danbeeyey waxaa noo soo diray weriyaha VOA, Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso xaaladda amni ee Beledweyne