Ciidamada Dawladda Somalia iyo kooxda Alshabab oo ku dagaallamay Balcad

Duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa saaka ka dhacay dagaallo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada al-Shabaab, kaddib markii maleeshiyadu ay weerartay saldhig ay ciidamada ku lahaayeen deeggaanka Muki Dheere oo dhowr iyo toban KM u jira Balcad.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso dagaalka Balcad