Jubaland oo sheegtay inay caqabad kala kulantay gurmadka abaaraha

Mursal Khaliif

Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jubaland Mursal Maxamed Khaliif ayaa sheegay in maamulka Jubaland ay caqabad ka haysto gaarista degaannada Jubaland qaar kuwaas oo u baahan gurmad degdeg ah.

Waxa uu dhinaca kalena sheegaya in fidinta gurmadka ee gobolka Jubaland ay bilaabatay dabayaaqayada sanadkii hore. Caasho Ibrahim Aden ayuu ugu warramay khadka taleefanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubaland oo caqabad kala kulantay gaarsiinta gurmadk abaaraha