Ciidamada Koofur Galbeed oo wada dhaqdhaqaayo lagu xoojinayo amniga Baydhaba
BAYDHABA —
Ciidamada maamulka Koofurgalbeed ee Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay dhaqdhaqaayo lagu xoojinayo amniga ay ka wadaan gudaha magaalada Baydhabo, iyadoo dhinaca kalana ciidamo uu tababar u socday loogu soo gabagabeeyay isla magaalada Baydhabo.
Wariyaha VOA-da Muqtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixin inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Ciidamada Koofur Galbeed oo wada dhaqdhaqaayo lagu xoojinayo amniga Baydhaba