Safiya Abuukar Karaani oo Muqdisho lagu dilay

Dabley la sheegay iney ku hubeysnaayeen bastoolad ayaa waxay xalay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku dileen Allah ha u naxariistee haweeney lagu magacaabi jiray Safiyo Abuukar Karaani oo aheyd agaasimihii waaxda maamulka iyo maaliyadda ee wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada.

Haweeneyda dilka loo geystay ayaa horay ugasoo shaqeysay bulshada rayidka ah ee Soomaaliya, sida warbixintaan uu kusoo direy weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Safiya Abukar Karaani oo Muqdisho lagu dilay