Xildhibaano kale oo maanta lagu doortay Kismaayo

Doorashada Jubaland

Magaalada Kismayo waxaa maanta mar kale lagu doortay qaar ka mid ah xildhibaanada Maamulka Jubbaland uga mid noqonaya Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Jubbaland Ilaa iyo hada lagu doortay 15 xildhibaan waxaana lagu wadaa in Jubbaland lagasoo doorto 43-kursi, kuraasta oo lagu kala dooranayo magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaarey, sida qorshuhu yahay.

Wariyaha VOA-da Aadan Maxamed Salaad Aaden Kismaayo ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaano kale oo maanta lagu doortay Kismaayo