Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka billaabatay Kismaayo

Doorashada Jubaland

Magaalada Kismayo waxaa maanta ka bilowday doorashada kuraasta Maamulka Jubbaland uu ku yeelanayo baarlamanka federaalka Soomaaliya.

Waxaa halkaas lagu doortay Ilaa iyo lix kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda laga dhigay magaalada Kismaayo.

Wariyaha VOA-da Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan Kismaayo kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka billaabatay Kismaayo