Somaliland: Bannaanbaxyo lagu taageeray Dooddii Baarlamaanka UK ee Aqqoonsiga Somaliland

Dadweynaha ku nool Somaliland ayaa maanta banaanbax ay ka sameeyeen magaalooyinka waaweyn ku taageeray dooddii ay dhawaan barlamaanka Ingiriisku ka yeesheen mustabalka Somaliland.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Banaanbaxyo ka dhacay magaalooyinka Somaliland