Somaliland oo isbitaallo cusub ka fureysa Sool iyo Sanaag

Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa Isbitaallo lagu daawaynayo dadka qaba xanuunada dhimirka qaba ka hirgalinaysa Gobollada Sool iyo Sanaag.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa VOA uga warramay xili uu ku sugnaa magaalada Laascaanood.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo isbitaalo cusub ka fureysa Sool iyo Sanaag