Jubaland oo shaacisay wakhtiga la qabanayo doorashada lix kursi

Guddiga dorashooyinka hee dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo dorashada lix kursi oo ay sheegeen in Axada soo socota ay bilaabayaan, iyadoo magaalada Kismaayo uu shalay gaaray gudoomiyaha gudiga doorashooyinka heer Federaal, kaasi oo goobjoog ka noqon doono doorashadan.

Faafaahinta warkaas waxaa kismaayo kasoo diray wariyaha VOA ee Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubalanad oo shaacisay wakhtiga la qabanayo doorashada lix kursi