Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta ay kaalmada shisheeye ee la siiyo Soomaaliya ku leedahay go’aanada ay qaataan madaxda dalka.
Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
ILEYSKA VOA: Saameynta kaalmada shisheeye ee siyaasadda Soomaaliya