UK oo 10 milyan ugu deeqday Soomaaliya

برطانوی پاونڈ

Dawladda Biritan ayaa ku dhowaaqday lacag ka badan 10 milyan oo dollar oo wax looga qabanayo abaaraha dhibaatada ku haya. Soomaaliya.

Deeqdan waxaa ku dhowaaqday Wasiirka Afrika ee Biritan Vicky Ford. War saxaafadeed kasoo baxay saxaafaradda Biritan ee Soomaaliya waxaa inoo soo koobaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

UK oo 10 milyan ugu deeqday Soomaaliya