HARGEISA —
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyey miisaaniyad dowladda ee sanadka 2022-ka, taasi oo muddo hortàallay golaha. Fadhiga Golaha ayaa waxaa hareeyay buuq ka hor inta aan codka loo qaadin ansixinta miisaaniyadda.
Wariyaha VOA, Khadar Maxamed Cakule, ayaa warkan ka soo diray Hargeysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Golaha Wakiillada Somaliland oo ansixiyay miisaaniyadda 2022