Bandhigga VOA: Xil ka qaadistii xubnaha guddiga khilaafaadka doorashada iyo sida laga yeelayo go’aannadii ay horey u gaareen
WASHINGTON —
Barnaamijka Bandhigga VOA-da ee todobaadkan wuxuu ku saabsan: Xil ka qaadistii xubno ka mid ah Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada dhawaan lagu sameeyay, eedaha la xiriira gudigaas, iyo wax laga yeelayo go’aanadii ay horey u gaareen.