Inta la xaqiijiyay sideed qof ayaa ku dhintay tira kalena waa ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay meel dhinaca waqooyi ka xogta xayndaabka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdishu.
Wariyaha VOAda Seynab Abuukar Maxamed ayaa faahfaahinta Muqdishu inooga soo dirtay.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan khasaaraha qaraxii ka dhacay Muqdisho