Khilaaf xoog leh oo soo kala dhex galay shirkadda DP World iyo ganacsatada Somaliland

Markab ku xiran dekedda Berbera

Markab ku xiran dekedda Berbera

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muran ka dhex dhashay shirkada gacanta ku haysa Dekeda Berbera ee DP World iyo ganacsatada Somaliland, murankaasi oo salka ku haya qiimo kordhin ay shirakadu ku sameysay koonteenarada lagala soo dego Berbera.

Warkan waxa Hargaysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Khilaaf xoog leh oo soo kala dhex galay shirkadda DP World iyo ganacsatada Somaliland