DHUUSAMAREEB —
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysay dagaal qaraar oo shalay ka dhacay degaanka Cadakibir ee maamulka Galmudug, waxaana dagaalkan u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab.
Saraakiisha gobolka ayaa xaqiijiyey inuu dhaawac u dhintay mid ka mid ah saraakiisha ugu sarraysay qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed kadib dhawac kasoo gaaray dagaalkaas.
Cabdulwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Galmudug: Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan dagaalkii deegaanka Cadakibir