Beeraleyda Jowhar oo loo qeybiyay abuur ka caawin doona tacabka xilliga deyrta

Beeraleyda magaalada Jowhar ayaa hadda ku jira tacabka xilliga deyrta, halka kuwo kalana ay wali sugayaan inta ay ka gurayaan biyihi fatahaadda webiga Shabelle oo wali dhex-ceegaaga dhul-beereed ballaran.

Beeraleydaas oo ku jira diyaargarowga xilliga cusub ayaa dhawaan waxaa loo qeybiyay abuur isugu jira galleey, digir iyo khudaar.

Warbixintan waxaa Baladweyne kasoo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Beeraleyda Jowhar oo loo qeybiyay abuur ka caawin doona tacabta xilli deyrta