Magaalada Muqdishu waxaa weli ka soconaya shirkii Golaha Wadatahsiga Qaran oo uu shir guddoominayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Haddaba wararkii ugu dambeeyey ee shirkaas waxaa Muqdishu inooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran