Warbixin: Khilaafka Madaxda oo Dhaawacay Dhaqaalihii Dalka

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya

Tan iyo markii qalalaasaha siyaadeed uu ka biloowday Soomaaliya waxaa hoos u dhacay dhaqaalaha dalka iyadoo sidoo kale uu saameeyay ganacsiga xilli dadka Soomaalida ay la daalaa dhacayaan abaaraha saameeyey Geeska Afrika, sidaasi waxaa sheegay ganacsato iyo waxgarad kale oo Soomalaiyeed.

Warbixintan waxaa Kismaayo inooga soo diray Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Khilaafka Madaxda Dowladda oo dhaawacay dhaqaalaha dalka