Ciidamada Amniga ee Puntland oo Qabtay Hub 'Sharci-darro ah'

Toddobaadkii la soo dhaafay ayaa ciidamada amniga Boosaaso waxa ay xereda Minisaariyo ee bariga magaaladda Boosaaso ka soo qabteen hub isugu jiray qoryaha lagu dagaallamo iyo rasaas tiro badan.

Wariyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa arrintaasi waxa ay waraysi kala yeelatay Taliyaha Booliiska Puntland Qaybta Gobolka Bari Gaashaanle Sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir, waxayna ugu horreyn weydiisay hubka ay soo qabteen iyo noocyadiisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga Taliyaha Qeybta Booliiska G. Bari