Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash iyo odoyaasha dhaqanka ee deegaanka ayaa maanta ku guuleystay in ay heshiis xabbad-joojin ah dhex-dhigay beelo ku dagaallamay gobollada Sool iyo Nugaal. Heshiiska ayaa sidoo kale dhigaya in la kala fogeeyo maleeshiyada labada beelood ka soo jeeda. Warbixintan waxaa Laascaanood ka soo diray weriyaha VOA Cabdikariim Olol.
Your browser doesn’t support HTML5
Xabad-joojin la dhex dhigay beelo ku dagaalamay Saax-Meygaag