Saddex carruur walaalo ah ayaa dhaawacmay, kaddib marki ay la qaraxday bambo ay ku ciyaarayeen deegaanka Dharkeyn-geenyo ee gobolka Sool, waxaana dhaawacooda la geeyayay isbitaalka magaalada Laascaanood.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdikarim Olol.
Your browser doesn’t support HTML5
Saddex caruur walaalo ah oo ku dhaawacmay qarax bam