Falanqeyn: Maxaa laga yeelayaa amniga xilliga doorashada?
MUQDISHO —
Mid ka mida qodobada ugu waaweyn ee shirka Golaha Wadatashig Qaran horyaala ayaa ah sidii amniga laga yeeli lahaa xilliga doorashada, waxaana ay Midowga Musharixiintu soo jeediyeen in amniga lagu wareejiyo Ra'iiusl Wasaraha.