Wicitaanka Dhageystaha: Khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isul Wasaare Rooble

Barnaamijka Wixitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay khilaafka mar kale soo kala-dhex galay madaxda dowladda Soomaaliya, iyadoo madaxweyne Farmaajo uu sheeegay in uu shaqo-joojin ku sameeyay Ra'isul Wasaasaraha, halka Rooble uu isna tallaabada Farmaajo ku tilmaamay 'afgambi.'

Barnaamidka waxaa soo saaray, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Khilaafka u dhexeeyaa madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isul Wasaare Rooble