Mareykanka oo ka dhabeeyay hanjabaadihii Itoobiya iyo Mali

Dowladda Mareykanka ayaa Sabtidii shalay ahayd ka jartay dalalka Itoobiya, Mali iyo Guinea barnaamij ganacsi oo canshuur dhaaf ah oo loo sameeyo wax soosaarka waddamada Afrika ee ka hooseeya saxaraha.

Tallaabadan ayaa daba socotay hanjabaaddii madaxweyne Joe Biden ee ahayd inuu sidaasi sameynayo eedeymaha ku saabsan xadgudubyada xuquuqul insaanka iyo afgambiyadii dhawaa awgood.

Warbixin ay arrintaasi ka qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo koobeysa Caasho Ibrahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka oo ka dhabeeyay hanjabaadihii Itoobiya iyo Mali