Waa sidee xaaladda amni ee magaalada Beledweyne?

Dhaqdhaqaaqa ganaacisga magaalada Baledweyne ayaa hakad galay ka dib markii banaanbaxayaal ka careysay iska horimaadka ka dhacay duleedka magaalada ay dhagxaan ku jareen wadooyinka Muhiimka ah ee Baledweyne dhexmara.

Xuseen xasan Dhaqane ayaa inoo soo diray warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa sidee xaaladda magaalada Beledweyne?